Hem / Böcker / Cawo-Dhalad
Smakprov

Cawo-Dhalad

av Muuse Maxamuud Ciise (Dalmar)

Om boken

Cawo-dhalad, waa buug aan ku kaydiyay qoraallo tix iyo tiraab isugu jira oo aan anigu allifay. Waa qoraallo waxsheeg iyo waayo-aragnimaba xambaarsan oo ka hadlaya laamaha kala duwan ee nolosha, gaar ahaan xaaladda nololeed ee Soomaalida, dal iyo dibedba meel kastaba Soomaalidu ha joogtee.

Bokfakta

ISBN
9789174636208
Språk
so